Najma Nashaad – Rag baan Caashaqa Dareemin Official Music Video
Najma Nashaad
Erayada Abdirahman Xaaji
Laxanka Cabaas Hiraad
Music Furinle
Directed by Mustafe Saleebaan
Camera & Editing Mustafe Saleebaan
Afro Waqal Furinle Production
Recent search terms:
- NAJMA NASHAD
- NAJMA NASHAD XNX
- XXNXX WWW AAD
- xxnx najma nashad
- XNX NAJMA NASHAD
- Xntjmda
- somail xvideo
- sirbaa najmaa nashaad
- Sirba qabso haaraa 2024
- najma nashaad
On this topic: ( from category Music )
- Saturday Morning Jazz – Sweet Jazz and Bossa Nova Music for Happy Morning
- ROB ZOMBIE – Crow Killer Blues (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
- L-Gante || BZRP Music Sessions #38 // Disgusting Reacciona
- Reiki music for energetic healing: Reiki music, healing music, positive energy music 30802R
- Epic adventure music
- Wednesday Morning Jazz – Positive Jazz and Bossa Nova Music for Fresh Start
Ma mawduuca laga sameeyay, ma codka , ma jilliinka, ma agaaasimka ma duubida.
Waa Heesta 2021 ilaa hadda intaan arkey.
My all time favourite somali girl…. now we can argue ?
Oh God! Am whipping my tears ?.very painful
1:26 OMG what a beauty ?❤
Hadad #HOOYO mcn jcshay allh cajaaibsana mamo oo dhib inala so martay????????❤❤❤
#LIKE___?❤?___#IISAAR
Waaa run heestaan xaqiiqda jirta bay taabanaysaaa ?? hableheena somaliyeed alle ha u gargaaaro
Directed ka heestu. Mustaf saleeban
Run ahaantii dareenkeedii heestu la hayd. Wuu. Keenay Waqal studio waxkle
?????
Waa run wallhi
Alla yicizakiiii xbbti that’s true bal naga dhici badawintan raga eh
Run ahaanti raga haweenka uu dacaada ah haweenku way dul joogsadan, xushmada iyo qadarinta way uu gaabiyaan, laakin nin been abuur ku aqriya oo ay moodayan halyeey way iska daba rucleeyaan oo dawrki ninka dacaad ahaa iskaa laha bay ula daqmaan, iyaago oo aanan hoos iskaga eegin ninkani qisadiisa, rag wanaagsan ifka way joogaan laakin ayaga laftigoodu ba wa lagu ciyaara, wuxuu wa aduunyo
Ragoow usodabca dumarka ??
Ragga baan cabayashade ku caan hadna ku dayna dumarka iska ilaaliye ayaan inage dayna ninka aad Iis tariydad waa ku qalama noloshayda la qabso wlhe
Dhuxusha iyo ciida madaw ayan hadana ugu maleeyeee ma xawaad laaa talow
Hees taan qiiradayda ayey wadataa ???
Meeshan waa xlke anigayga hargeisa jogaan wli arage xita meeshan kam adeganee nosoo shega meeshan wllyaalow
Keep going Najma nashaad
Inta muslim inta ku jirta subscribe isara waa codsi ???????
No such thing as Somali-land, it's a small region amounted to ? in 30+ years who chant amongst themselves their weird victimization mindset. Awdal???
Ragba cashaqa dareemin
??????????
Iyaga dalbashada abuura, ?❤
Hadana damqashada ilaawa??
Lajan Najmo wax dareen leh kaca rogow dumarka daryela
Allow hooyoynka dhawr ka ilaali wax dhiba I love you moma❤❤❤❤❤❤❤
Talaw dadkan 515 dislike ku qabtay , ma gacanta kaga dhacdey oo like iyo dislike may kala garan wayèn, ileen heestan waa intan hees dawanaayey mid ka wanaagsan maan arag, sheekada heesta waa mid xaqiiq oo dhacda, codka waa 100%, camerada sidoo kale? matalaada 100%?,goobtana kana daran, waa hees meel walba ka buuxda, weldone ???,
Wax kale Qaabka loo dubay ayaa I cajibiyey iyo Dareenka heeska
Hestani nolzha dhabta ah bey ka tarjumeysaa somtimes wey dhacda sidan
Oh yaaa nolol soomaaliyed ubad badan hooyo maskiin ah oo dadaal badan iyo aabe uskagah oo adag oo reerkanbah adaa sameeyay oodhibta ururshay is odhan ragoow naxariista eebe ha waaayine wax isku fala qaarka xunban jeeeda
Alla mxaa rag samaanta neceb badan??
The courtesy of the camera man ? deserves an award ??? najma nashad the best?waqal studio also produce the best song of all the times with many emotions and feelings towards on how many women's life z going in these world
Wlshy waqal waa tagtay oo tilabsatay
Najmo nashaad xaqiiqdi dareen baa kahadashay
???????
Dabcigad aragtan dhigisa
Nolosha daris kula ahada
Somali Women?✌️❤️??
Mansha Allah abti soo dhawoow???
inta jecel nabi maxamed scw subscirbe isaara 20k igar siiya isaara illahay ban ayaan kugu dhaarshay ha dhaafin ado subscirbe isaarin wll qaliyaa dhamantin mahadsanid hada isarto adun iyo aqiro allaha kuxafido wll qali
Asc wll waxan inka codsanaya ina igu cawisan subscribe ?? isaar Alle dartiis mahadsanid ?
MUSTAFE SALABEN MACALIN KU DAYASHO DUMAN VIDEO UGU KHATARSAN WAQAL SO SAARAYBA ISAGA GACMIHIISA SAARAY MUSTAFE SALEBAN MADAX NO SARANTHY
Heestan nolosha qosaskaa somalida kashékenesa ,this is the reality of nimankeenaa iyo hooyoyinka somaliyeed ???
????Raag baan dumarka daremin???
Heestan waxa lagu duubay jigjiga casimada dds
Omg waa hees dhanwalba taabanaysa ?????
Ax ax heestani aad bay dareen uleedahy wlhi waan ilmeyay xaqiiqdhaba ayay ka hadlaysa yaarabi dumarka ugargaar najma nashaad geesiyad more love wlhi ku haya?
Gabadhaan jeclaa way i fahmi waydy ilaa hada waxay aaminsntahay inay iyaduun i jeceshahay aniguna aan jeclyn wlhi bilahi anoo ku riyoonaya ayaan soo kacaa hadaan ka dhaadhicin kari waayey wxn is idhi jcylky ku qabtaa psychosis ku sameeyay inbadan bay iga shikisan tahay si walbana waan idhi welina ma ilaawin waan jecelahay inay mar uun iisoo noqoto ayaan jecelahay WURUUD?❤️
Habenkena dulman allow adiga u gargar ????